.: Home .: Warar .: News in English .: Opinion/Editorial .: Ra'yi/Tifaftir
.: World News
  .: Suugaan  .: Arrimo Bulsho .: Sport

Sawirka: Dagaal oogeyaal C/laahi Yuusuf Axmed iyo Cali Max'ed Geeddi oo ku faraxsan xasuuqa ciidamada gumeysiga Itoobiya ku hayaan  shacabka Soomaaliyeed.

XULKA QARRIBKA QARANKA SOOMAALIYEED
Waa barnaamij ay aqristayaashu ugu codeynayaan 20ka dagaal ooge ee ugu sharta badan qabqablayaasha dagaalka ee Soomaaliya... Wada aqri qormada kadibna codkaada dhiibo

Cabdullaahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha Kooxda Mbagathi
1.C/lahi Yusuf
Cali Maxamed Geeddi, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kooxda Mbagathi
2.Cali M. Gedi
Maxamed Qanyare Afrax, hoggaamiye kooxeedka xaafadda Dayniile ahna aas aasihii Isbaheysigii Sheydaanka
3.M. Qanyare
Muuse Suudi Yalaxow, hoggaamiye kooxeedka Waqooyiga Muqdisho, xubin kamid ah Isbaheysigii Sheydaanka
7.Muse Suudi
Barre Aadan Shire (Hiiraale) hoggaamiye kooxeedkii Kismaayo, "Yuhuud ayaan u yeeranayaa" ayuu mar ku hadaaqay
8.B. Hiiraale
Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) gacan yarihii Cusmaan Caato, haatan taliyaha ciidanka booliska ee Kooxda Mbagathi
9.C. Qeybdiid
Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde), hoggaamiye kooxeedka gobolka Shabeelaha Dhexe, shakhsi xadgudubyo xuquuqda aadanaha ka geystay degaanada Shabeelooyinka
13.Indhacade
Xuseen Maxamed Faarax (Caydiid), wuxuu hoggaamiye kooxeednimada ka dhaxlay aabihii Jeneraal Caydiid, Zenawi iyo C/laahi Yuusuf ayaa adeerro u ah
14.X. Caydiid
Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynaha maamulka Somaliland, shakhsi dagaallo dad badan ku dhinteen ka aloosay gobolka Sool
15. Riyaale
Shariif Xassan Sheekh Aadan, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kooxda Mbagathi. Ninka Itoobiya u saxiixay in ay soo gasho Soomaaliya isagoo adeegsanaya magaca guddoomiyaha baarlamaanka
19.Sh.Xassan
Mowliid Macaani Maxamuud, hoggaamiye kooxeed kamid ah kuwa 16 sano qaska ka waday Muqdisho, gacan yare u ahaan jiray Cusmaan Caato iyo Qanyare
20.M.Macaani
Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah
21.Waraabe
Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) wasiirka maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland. Shakhsi door weyn ka qaatay gummaadkii ciidamada Itoobiya ka geysteen gobolka Mudug dhamaadkii bishii December ee sanadkii 2006.
25. Gaagaab
Yuusuf Garaad Cumar Axmed, madaxa laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC. Shakhsi saameyn weyn ku yeeshay dhacdooyinkii dalka ka dhacay tan iyo markii uu hoggaanka u qabtay idaacadda BBC laanteeda afka Soomaaliga.
26.Y. Garaad
Xassan Maxamed Nuur (Shaati Guduud) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi
27.Sh/guduud
Yuusuf Mire Seeraar, hoggaamiye kooxeedkii hore ee Kismaayo.
31. Seeraar
Maxamed Ibraahim xaabsade, hoggaamiye kooxeedka magaalada Baydhabo
32.Xaabsade
Cabdikariim Xuseen Faarax (Laqanyo) safiirkii hore ee Kooxda Mbagathi uga wakiilka ahaa African Union. Basaas u shaqeeya Itoobiyaanka.
33. Laqanyo
Axmed Cumar Jees, hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Jubadda Hoose
37.Jees
Axmed Yuusuf Yaasiin, madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland. Shakhsi mas'uul ka ah colaadda ka aloosan gobolka Sool.
38.A.Y.Yasin
Yuusuf Cumar Azhari, la taliyaha Cabdullaahi Yuusuf. Shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
39. Azhari
Maxamuud Maxamed Culusow, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
43. Culusow
Cabdinuur Axmed Darmaan, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka socota magaalada Muqdisho.
44. Darmaan
Cabdullaahi Gaafow Maxamuud, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
45. Gaafow
Axmed Cabdi Xaabsade, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland. Shakhsigii abaabulay kana qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool. Dagaal ooge haatan u heelan daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed.
49.Xaabsade
Cabdulqaadir Cabdi Xassan (Beebe) gacan yarihii Bashiir Raage, xubin Isbaheysigii Sheydaanka.
50. Beebe
Bootaan Ciise Caalim, hoggaamiye kooxeed aan awood badan laheyn. Xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
51.Bootaan


 
Cumar Xaaji Massalle, shakhsigii ugu horeeyay ee Itoobiya ugu yeera in ay soo gasho gudaha Soomaaliya. Waa gacan ku dhiigle ka mas'uul ah dhimashada kumanaan qof oo Soomaali ah dagaaladii Itoobiyaanka iyo xaq u dirirka sanadihii sagaashamaadkii ku dhex maray gobolka Gedo. Cumar Xaaji wuxuu qaxooti ku yahay magaalada Leicester ee dalka Britain.
55. Masalle
MAGACA DAGAAL OOGAHA
1. Cabdullaahi Yuusuf Axmed
2. Cali Maxamed Geeddi
3. Maxamed Qanyare Afrax
4. Cusmaan Xassan Cali (Caato)
5. Cadde Muuse Xirsi
6. Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere)
7. Muuse Suudi Yalaxow
8. Barre Aadan Shire (Hiiraale)
9. Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid)
10.Cabdirasaaq Isaaq Biixi
11.Max'ed Max'uud Guuleed (Gacmadheere)
12.Cali Mahdi Maxamed
13.Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde)
14.Xuseen Maxamed Faarax (Caydiid)
15.Daahir Rayaale Kaahin
16.Xassan Abshir Faarax
17.Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)
18.Salaad Cali Jeelle
19.Shariif Xassan Sheekh Aadan
20.Mowliid Macaani Maxamuud
21.Faysal Cali Waraabe
22.Maxamed Warsame Darwiish
23.Cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari)
24.Ismaaciil Max'uud Hurre (Buubaa)
25.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)
26.Yuusuf Garaad Cumar Axmed
27.Xasan Max'ed Nuur (Shaatiguduud)
28.Bashiir Raage Shiiraar
29.Xassan Daahir Maxamuud (Afqurac)
30.Maxamed Axmed Nuur (Tarzan)
31.Yuusuf Mire Seeraar
32.Maxamed Ibraahim Xaabsade
33.Cabdikariin Xuseen Faarax (Laqanyo)
34.Cabdirashiid Shire Ilqeyte
35.Cabdi Nuurre Siyaad (Waal)
36.Cabdirasaaq Max'ud Yuusuf (Afguduud)
37.Axmed Cumar Jees
38.Axmed Yuusuf Yaasiin
39.Yuusuf Cumar Azhari
40.Cismaan Cilmi Boqore
41.Xuseen Cali Ducaale (Cawil)
42.Cumar Maxamuud Maxamed (Finish
43.Maxamuud Maxamed Culusow
44.Cabdinuur Axmed Darmaan
45.Cabdullaahi Gaafow Maxamuud
46.Maxamuud Sayid Aadan
47.Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed)
48.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
49.Axmed Cabdi Xaabsade
50.Cabdulqaadir Cabdi Xassan (Beebe)
51.Bootaan Ciise Caalin (Xaaraan-ku-naax)
52.Maxamed Cumar Dalxa
53.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
54.Xiif Cali Taar
55.Cumar Xaaji Massalle
56.Cabdirashiid Aadan Seed (Qoor)
Cusmaan Xassan Cali (Caato) hoggaamiye kooxeedka koofurta Muqdisho
4.C. Caato
Cadde Muuse Xirsi, hoggaamiye kooxeed horay ula dagaalamay Cabdullaahi Yuusuf, haatanna ah madaxweynaha maamul goboleedka Puntland
5.Cadde Muse
Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere) hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Shabeelaha Dhexe, haatanna ah guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho ee Kooxda Mbagathi
6. M. Dheere
Cabdirasaaq Isaaq Biixi, hoggaamiye kooxeed gobolka Gedo
10. Biixi
Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere) wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Kooxda Mbagathi, wuxuu haatan dagaallo ka abaabulayaa degmada Cadaado
11.G/dheere
Cali Mahdi Maxamed, hoggaamiye kooxeedkii 2aad ee ay Soomaaliya yeelato, wuxuu xasuuqay tobanaan kun oo u dhashay Muqdisho
12. C. Mahdi
Xassan Abshir Faarax, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi door weyn ka ciyaaray qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya
16. X. Abshir
Hoggaamiye kooxeedkii hore ee Jubbada Hoose, jaajuus daacad u ah Itoobiya
17. Moorgan
Salaad Cali Jeelle, wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga kooxda Mbagathi, waa shakhsi aan waxna qorin waxna aqrin
18. Jeelle
Maxamed Warsame Darwiish, taliyaha nabad sugidda ee Kooxda Mbagathi, wuxuu dilay bokumanaan qof, wuxuu Itoobiya u dhoofiyay kumanaan kale, dagaal ooge caruurtiisa ku nool yihiin canshuurta shacabka Ingiriiska, iyagoo deggen magaalada Leicester, isaguna uu haysto dhalashada dalka Britain
22. Darwiish
cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) afhayeenkii hore ee Kooxda Mbagathi. Markii xilka laga qaaday wuxuu soo galay oo iska dhiibay dalka sweden
23. Diinaari
Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) wasiirkii hore ee arrimaha dibadda. Shakhsi qeyb weyn ka qaatay soo gelitaankii Itoobiya ee Soomaaliya
24. Buubaa
Bashiir Raage Shiiraar, hoggaamiye kooxeedka waqooyiga Muqdisho, xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka
28. B. Raage
Xassan Daahir Maxamuud (Afqurac) madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland. Shakhsi door ka qaatay colaadda ka aloosan gobolka Sool.
29.Afqurac
Maxamed Axmed Nuur (Tarzan) xoghayaha qorsheynta ee Isbaheysiga Asmara. Shakhsi ku howlan burburinta dadaalada dalka lagu xoreynayo, isla markaana u ololeeya naceyb iyo iska hor imaad dhex mara beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
30. Tarzan
Cabdirashiid Shire Ilqeyte, ganacsade, dagaal ooge, xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
34. Ilqeyte
Cabdi Nuurre Siyaad (Waal) gacan yarihii Maxamed Qanyare, xubin Isbaheysigii Sheydaanka. Shakhsi Muqdisho ku qaarijiyay boqolaal qof oo isugu jira culumo, aqoonyahanno iyo ganacsato.
35.Cabdiwaal
Cabdirasaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud) Taliyaha maleeshiyooyinka ashahaado la dirirka. Shakhsi ku caan baxay la dagaalanka diinta Islaamka.
36.Afguduud
Cusmaan Cilmi Boqore, guddoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
40. Boqore
Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Wasiirka Maaliyadda ee Maamulka Somaliland. Shakhsi door ka cayaaray colaadda ka aloosan gobolka Sool iyo guud ahaan dhibaatooyinkii ay soo mareen reer Waqooyi Galbeed.
41. Cawil
Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) hoggaamiye kooxeedkii degmada Wadajir ee Muqdisho. Xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka.
42. Finish
Maxamuud Sayid Aadan, hoggaamiye kooxeedka gobolka Gedo. Shakhsiyaadkii ugu horeeyay ee sanadkii 1996 Itoobiya ku casuumay in ay boqolaal shacab ah ku xasuuqdo gobolka Gedo.
46. Sayid
Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) hoggaamiye kooxeedka gobolka Hiiraaan.
47.Dabageed
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, haatanna Itoobiyaanka wakiil uga ah baarlamaanka Mbagathi
48.Madoobe
Maxamed Cumar Dalxa, guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi door weyn ka qaatay qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya maadaama uu madax ka yahay baarlamaanka kooxda Mbagathi.
52. Dalxa
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Qamriile) wasiir dibadeedkii hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
53.C. Sheekh
Xiif Cali Taar. Taliyaha maliishiyada ashahaado la dirirka Puntland. Shakhsi ku caan baxay Islaam naceyb
54.X. C. Taar
Cabdirashiid Aadan Seed (Qoor) la taliyaha Cabdullaahi Yuusuf. Shakhsi si aad ah ugu ololeeyay duulaanka Itoobiya ku qabsatay Soomaaliya.
56. Seed
   
WAXA UU HAYO/HORAY USOO HAYAY
Madaxweynaha Kooxda Mbagathi
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland
Guddoomiyaha Banaadir ee Kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
Taliyaha ciidanka booliska ee Kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
Wasiirkii hore ee gudaha ee kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Shabeelaha Hoose)
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Madaxweynaha Maamulka Somaliland
Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Jubbada Hoose)
Wasiir xigeen hore ee kooxda Mbagathi
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Mbagathi
Wasiir hore ee kooxda Mbagathi
Guddoomiyaha xisbiga UCID - Somaliland
Taliyaha nabad sugidda ee kooxda Mbagathi
Afhayeenkii hore ee kooxda Mbagathi
Wasiir dibadeedkii hore ee kooxda Mbagathi
Wasiirka Maaliyadda ee maamulka Puntland
Madaxa qeybta afka Soomaaliga ee BBC
Hoggaamiye kooxeed (Baydhabo)
Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
Madaxweyne xigeenka maamulka Puntland
Xoghayaha qorsheynta ee Isbaheysiga Asmara
Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Baydhabo)
Safiirkii hore (AU) ee kooxda Mbagathi
Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye kooxeed (Muqdisho)
Taliye Maleeshiyo ee kooxda Mbagathi
Hoggaamiye kooxeed (Jubbada Hoose)
Madaxweyne xigeenka maamulka Somaliland
Taliyaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Guddoomiye xigeenka baarlamaanka Mbagathi
Wasiir maamulka Somaliland
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Mas'uul ka tirsan kooxda Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
Hoggaamiye Kooxeed (Hiiraan)
Guddoomiyaha baarlamaanka Mbagathi
Hoggaamiye Kooxeed (Laascaanood)
Hoggaamiye Kooxeed Muqdisho)
Hoggaamiye Kooxeed (Muqdisho)
Guddoomiye xigeenka baarlamaanka Mbagathi
Wasiir dibadeedkii hore ee kooxda Mbagathi
Taliyaha maleeshiyada ashahaado la dirirka
Hoggaamiye Kooxeed (Gedo)
La taliye Cabdullaahi Yuusuf Axmed
BOOQO BOGGA HORE
BOOQO BOGGA HORE EE AAYAHA Halkaasoo aad kala socon
karto barnaamijyadeennii caadiga ahaa sida wararka, faallooyinka iyo ra'yiga.
Halkan guji oo booqo bogga hore ee Aayaha.com
Xaqiiqda Dagaal Oogayaasha
C/LAAHI YUUSUF
Khudbad xasaasi ah oo uu todoba sano kahor ka jeediyay magaalada Garoowe ee Soomaaliya.
CALI M. GEEDDI
Goortii naftu qarqaraha timi ayuu Geeddi qabiil maciin biday!
SALAAD C. JEELLE
Wuxuu ku hadlay dagaal oogahan waa wax yaab badan!
XUSEEN CAYDIID
Waa leysku darayaa Soomaaliya & Itoobiya.

AADAN MADOOBE
Xildhibaanada Baarlamaanka oo qofkiiba qaadanayo $3600.
C/LAAHI YUUSUF
C/laahi Yuusuf: Waxaan ahay sheydaanka ugu weyn sheydaamada
SHARIIF XASSAN
Warqaddii uu Itoobiya ugu ogolaaday in ay dalka soo gasho.

Geeddi: Soomaali Gumeysi Ku Jirta Ma Jirto. Dal iyo Dad Naga Maqan Ma Jiraan.
CALI M. GEEDDI
Ghedi - Meles Zenawi's stooge and Somalia's Traitor.

C/LAAHI YUUSUF
Hadalkii Odayga Ee Taariikhda Galay.
Faallo

Aayaha.com  is an independent and a non-profit news and research organization. It is not related to any political organization or government.

Opinions expressed in various sections are the sole responsibility of their authors and may not represent that of Aayaha.com.


Contact: Mohamud Yusuf Garre  editor@Aayaha.com 2000-2008 Aayaha.Com. All rights reserved.